HomeWararDEG DEG:-Guddoomiyihii Arrimaha Bulshada G/Hiiraan oo Is Casilay

DEG DEG:-Guddoomiyihii Arrimaha Bulshada G/Hiiraan oo Is Casilay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in uu xilka iska Casilay Guddoomiyihii arrimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan. Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Guddoomiyaha arrimaha Bulshada ee Hiiraan oo Shir Jaraa’id  daqiiqado kahor ku qabtay  gudaha Magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska Casilay. Sababta uu isku casilay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in uu xilka iska Casilay Guddoomiyihii arrimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan.

Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Guddoomiyaha arrimaha Bulshada ee Hiiraan oo Shir Jaraa’id  daqiiqado kahor ku qabtay  gudaha Magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska Casilay.

- Advertisement -

Sababta uu isku casilay ayuu ku sheegtay inay tahay kadib markii isaga iyo maamulka Gobolka Hiiraan uu soo kala dhexgalay kala aragti duwanaasho,isla markaana uu Go’aansaday in uu shaqada isaga tago.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Hiiraan oo ay uga hadlayaan is Casilaada Guddoomiyihii arrimaha Bulshada ee Gobolkaaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts