HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Jeddah

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Jeddah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Boqor Cabdicasiis ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhawayey Madax kala duwan oo ka tirsan Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo xubno kale,isla markaana waxaa wafdiga u sii gudbeen Magaalada Barakeysan ee Makka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Boqor Cabdicasiis ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhawayey Madax kala duwan oo ka tirsan Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo xubno kale,isla markaana waxaa wafdiga u sii gudbeen Magaalada Barakeysan ee Makka Al-Mukarramah.

- Advertisement -

Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isla Magaaladda barakeysan ee Makka kaga qeyb gali doono maalinta barri ah Shir Madaxeed aan caadi ahayn oo ay isugu imaanayaan Madaxda Dalalka Jaamacadda Carabta, kaas oo lagaga wada hadlayo xaaladaha ugu danbeeyey ee Dalalkaas, danaha wada jirka ah ee ka dhaxeeya iyo sidii loogu midoobi lahaa dhibaatooyinka iyo caqabadaha ku xeeran dowladaha iyo shucuubta Carbeed.

Meertada 14-aad ee Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka oo lagu marti qaaday hoggaamiyeyaasha 57-dal ee ku bahoobay ururkan ayaa waxaa lagaga arrinsanayaa la dagaallanka argagixisada iyo fikirka gurracan ee xagjirnimada, qadiyadda Falastiin iyo dhibaatooyinka cunsuriyadeed ee ka dhanka ah Muslimiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts