HomeWararSawirro:-RW Kheyre oo Guddoomiyay Shirka Tubta Gobolka Banaadir

Sawirro:-RW Kheyre oo Guddoomiyay Shirka Tubta Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Tubta Gobolka Banaadir, oo uu maanta kasoo qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa loogu hadlay Horumaradda ka socda Caasimadda. Dib-u-dhiska xarumaha Dowladda Hoose, Wadooyinka, Xarumaha Degmooyinka, Bulaacadaha, dhismooyinka Xarumaha Degmooyinka iyo Naleynta Caasimadda oo intaba qeyb ka ah bilic soo celinta Magaalada ayaa shirka loogu hadlay. Duqa Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Tubta Gobolka Banaadir, oo uu maanta kasoo qeyb-galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxaa loogu hadlay Horumaradda ka socda Caasimadda.

Dib-u-dhiska xarumaha Dowladda Hoose, Wadooyinka, Xarumaha Degmooyinka, Bulaacadaha, dhismooyinka Xarumaha Degmooyinka iyo Naleynta Caasimadda oo intaba qeyb ka ah bilic soo celinta Magaalada ayaa shirka loogu hadlay.

- Advertisement -

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Abdirahman Omar Osman (Eng. Yariisow), Kuxigeenadiisa iyo dhamaan Agaasimeyaasha D/H/X ayaa ku wada sugnaa shirka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Maamulka Gobolka iyo Howlwadeenada kula dar-daarmay in ay sii laba jibaaraan Howlaha ay shacabka u hayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts