HomeWararItoobiya oo raalli-gelin ka bixisay falkii ay Somalia kaga saareen Khariidada Afrika

Itoobiya oo raalli-gelin ka bixisay falkii ay Somalia kaga saareen Khariidada Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Ethiopia (MFA) ayaa sheegay inay raalli-gelin guud ka bixinayaan  Khariidadii Qaaradda Afrika ee la soo dhigay Websaytka Wasaaradooda, taasi oo dalka Somalia lagu biiriyey Xuduudaha dalka Ethiopia. Afhayeenka oo lagu magacaabo Nebiat Getchew oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalladda Addis Abeba waxa uu sheegay in Khariidadaasi laga saaray Wabsyatkooda, isla markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Ethiopia (MFA) ayaa sheegay inay raalli-gelin guud ka bixinayaan  Khariidadii Qaaradda Afrika ee la soo dhigay Websaytka Wasaaradooda, taasi oo dalka Somalia lagu biiriyey Xuduudaha dalka Ethiopia.

Afhayeenka oo lagu magacaabo Nebiat Getchew oo Suxufiyiinta kula hadlay magaalladda Addis Abeba waxa uu sheegay in Khariidadaasi laga saaray Wabsyatkooda, isla markii lagu soo wargeliyey qaladkaasi.

- Advertisement -

Warkan oo aan ka soo xiganay Warbaahinta ee Ethiopia, waxa uu Afhayeenku sheegay inay Wasaaradiisu soo saartay Hadal-qoraal oo ay kaga cuddur-daaranayso Qaladkii  bishan May 25-dii lagu soo daabacay Websaytkooda ee dalka Somalia looga tirtiray Khariidada Rasmiga ee Qaaradda Afrika.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Ethiopia waxa uu tilmaamay inay socdaan baaritaano lagu ogaanayo sida Khariidada qaladka ahayd uga soo dhex muuqatay Websaytkooda, isla markaana kuwii ka mas’uulka ahaa Mashaakilkaasi looga qadai lahaa tallaabooyinka lama huraanka ah.

Si kastaba ha ahaatee, Khariidadaasi waxay abuurtay Xasaasiyad ay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ka wada gilgisheen, kuna tilmaameen falkaasi Daandaansi iyo xadgudub ka dhan Haybadda Xuduudaha dalka Somalia ee ay dalalka Caalamka wada aqoonsan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts