HomeWararDEG DEG:-Qarax Goor dhow ka dhacay Degmada Afgooye

DEG DEG:-Qarax Goor dhow ka dhacay Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow qarax xoogan halkaasi uu ka dhacay. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM,kuwaasi oo marayay wada aada dhinaca Magaalada Marka gaar ahaan agagaarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow qarax xoogan halkaasi uu ka dhacay.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso,isla markaana waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM,kuwaasi oo marayay wada aada dhinaca Magaalada Marka gaar ahaan agagaarka Xarunta Jaamacada Job-key.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan oo ay rideen Ciidanka dowladda.

Ilaa iyo hada si dhab ah looga oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts