HomeWararSawirro:-Maamulka Gobolka Sh/hoose iyo Madaxda AMISOM oo Shiray

Sawirro:-Maamulka Gobolka Sh/hoose iyo Madaxda AMISOM oo Shiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ibraahim Cali Aadan (Najax) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa  waxaa uu kulan la qaatay Saraakii ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Kulankan u dhexeeyay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Madaxda AMISOM ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay qeyb ka ahaayeen howlgaladii ugu dambeeyay ee Al-shabaab looga saaray deegaano ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ibraahim Cali Aadan (Najax) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa  waxaa uu kulan la qaatay Saraakii ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Kulankan u dhexeeyay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Madaxda AMISOM ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay qeyb ka ahaayeen howlgaladii ugu dambeeyay ee Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Gobolka iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Ambassador Francisco Madeira,Mas’uuliyiin ka socotay Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno kale.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan (Najax) ayaa u mahadceliyay MadaxDII kulanka ka qeyb gashay,isla markaana waxaa ay isku raaceen in horey loo sii wado  howlgalka ka socda Sh/hoose.

Deegaano muhiim ah oo ka tirsan Shabeellaha Hoose oo in muddo ah ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa dhawaan ka saaray Ciidanka Danab ee dowladda Soomaaliya,kuwaasi oo kaashiyay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM,waxaana jira weli deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay Al-shabaab gacanta ku hayaan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts