HomeWararGaari ay la socdeen Arday oo lagu rasaaseeyay Magaalada Muqdisho

Gaari ay la socdeen Arday oo lagu rasaaseeyay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen Arday waxka barata mid kamid ah Iskuulada ku yaalla Muqdisho. Falkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Bar Koontarool oo Ciidanka Booliska ay ku leeyihiin Degmada Wadajir,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen Arday waxka barata mid kamid ah Iskuulada ku yaalla Muqdisho.

Falkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Bar Koontarool oo Ciidanka Booliska ay ku leeyihiin Degmada Wadajir,isla markaana waxaa geystay Askari ka tirsan dowladda,waxaana ka dhashay Khasaaro.

- Advertisement -

Saddex Arday oo isla dhalatay ayaa xaqiijiyay in Gaariga la rasaaseeyay ay la socdeen,kuwaasi oo dhammaantood uu soo gaaray dhaawac,waxaana loola cararay mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Warar aan helnay ayaa sheegay in Ardaydaas lagu kala magacaabo Sakariye Daahir, Hodan Daahir iyo Safiyo daahir,iyagoona wax ka baran jiray Iskuulka lagu magacaabo Al-anwaar,waxaana ay dhiganayeen Fasalka 11-aad ee Dugsiga sare ee heerka Waxbarashada.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts