HomeWararPuntland oo Jawaab ka bixisay hadal uu yiri Wasiir Goodax Barre

Puntland oo Jawaab ka bixisay hadal uu yiri Wasiir Goodax Barre

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa ka Jawaabay hal xalay ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka,kaasi oo ahaa in uu fashilmay Imtixaankii Puntland. Waxaa uu sheegay Cabdullaahi Maxamed in shalay deegaanada Puntland uu si wanaagsan kaga bilowday Imtixaanaadka Shahaadiga dugsiyada sare iyo kuwo dhexe ee Puntland,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta Sare ee maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa ka Jawaabay hal xalay ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka,kaasi oo ahaa in uu fashilmay Imtixaankii Puntland.

Waxaa uu sheegay Cabdullaahi Maxamed in shalay deegaanada Puntland uu si wanaagsan kaga bilowday Imtixaanaadka Shahaadiga dugsiyada sare iyo kuwo dhexe ee Puntland,isla markaana Ardayda Imtixaanka u galeen si nabad ah oo wax dhibaato ah aysan jirin.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland in wax fashil ah uusan ku imaan Imtixaanaadka Puntland,waxaana xusay in Wasiir Goodax Barre laga rabo meesha uu ka keenay warkii uu yiri ee ahaa in Imtixaankii shalay ka bilowday Puntland uu fashilmay.

Cabdullaahi Goodax Barre oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka oo ku sugan Magaalada Jowhar oo xalay kulan la qaatay Madaxda sare ee Hirshabelle ayaa sheegay in Imtixaankii dowlad Goboleedka Puntland uu fashil ku yimid,hayeeshee arrintaas ayaa waxaa si cad u beeniyay Maamulka Puntland.

Gaba-gabadii Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa waxaa uu sheegay in wax wadashaqeyn ah  haatan uusan ka dhexeeyn Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa shalay Imtixaan u furay in ka badan 15,800 oo arday,kuwaasi oo waxka barta Iskuulada waaweyn eek u yaalla Gobolada Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts