HomeWararKiisas cusub oo Cuddurka Shuban-biyoodka oo laga helay Gobalka Banaadir

Kiisas cusub oo Cuddurka Shuban-biyoodka oo laga helay Gobalka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka ee DFS iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa xaqiijiyey in 48 kiisas cusub o ocuddurka shuban-biyoodka laga helay Gobalka Banaadir. Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxay sheegtay in shuban-biyoodka dhawaan ka dilaacay Gobalak Banaadir ay u sabab tahay helitaanka biyaha nadiifka oo aad u xadidan iyo Nadaafad-xumida Deegaanadda ay dadka Barakacayaasha ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka ee DFS iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa xaqiijiyey in 48 kiisas cusub o ocuddurka shuban-biyoodka laga helay Gobalka Banaadir.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxay sheegtay in shuban-biyoodka dhawaan ka dilaacay Gobalak Banaadir ay u sabab tahay helitaanka biyaha nadiifka oo aad u xadidan iyo Nadaafad-xumida Deegaanadda ay dadka Barakacayaasha ku nool yihiin.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Hay’adda WHO waxa sii kordhayso tirada dadka lagu tuhunsan yahay Kiiaska Shuban-biyoodka, tan iyo markii uu Cuddurkaasi dilaacay bishii December ee sannadkii 2017-kii waxaana la diiwan geliyey 7235 Kiis oo ay ku jiraan 46 kiis oo dhimasho ahayd.

Dhinaca kale, tan iyo markii la xaqiiyey talaalka Afka ee shuban-biyoodka (OCV), waxa uu cuddurku ka dillaacay dhowr Degmo oo ku kala yaalla Maamul-gobaleedyadda Jubbaland. Hirshabeelle iyo K/Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts