HomeWararMuhaajiriin Soomaali u shaqeynayay Maleeshiyadda Xuutiyiinta oo lagu qabtay Yemen

Muhaajiriin Soomaali u shaqeynayay Maleeshiyadda Xuutiyiinta oo lagu qabtay Yemen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciiddanka Dowladda Yemen ee ku sugan Waqooyiga magaalladda Tacis ee K/Galbeed ee dalkaasi ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen  Labo Muwaadin Soomaali ah oo sida la tilmaamay u shaqeynaysay Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ee taageeradda ka hela Dowladda Iiraan, isla markaana dagaalka kula jira Dowladda Yemen ee ay QM iyo Isbahaysiga Sacuudigaan taageeraan. Ilo Milliteri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Dowladda Yemen ee ku sugan Waqooyiga magaalladda Tacis ee K/Galbeed ee dalkaasi ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen  Labo Muwaadin Soomaali ah oo sida la tilmaamay u shaqeynaysay Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ee taageeradda ka hela Dowladda Iiraan, isla markaana dagaalka kula jira Dowladda Yemen ee ay QM iyo Isbahaysiga Sacuudigaan taageeraan.

Ilo Milliteri ayaa u sheegay Warbaahinta dalkaasi  inay Ciiddanka ku sugan Deegaanka Aagga Al-Zanuuj ee duleedka magaalladda Tacis qabteen Labada Nin ee Soomaalida, xilli ay doonayeen inay waxyaabaha qarxa ku aasaan dhismo ku yaalla Deegaanka Al-zanuuj, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Ilo-wareedka ku dhow Ciiddanka Dowladda Yemen waxay kaloo sheegeen  inay Ciiddanka jidka u galeen Muhaajiriinta Soomaalida, ka hor intaysan qabanin iyagoo aasayey miinadda, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Ciiddanka Dowladda Ymeen waxay kaloo sheegeen in mid ka mid ah Eedeysanayaasha Soomaalida ku dhaawacmay miinadii uu asaayey, halka midka kalena uu ku dhaawacmay rasaas ay soo fureen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Si kastaba ha ahaatee, Qaar ka mid ah Shabakadaha Wararka Yemen waxaa lagu soo bandhigay Sawiradda Labada qof ee la sheegay inay Soomaali yihiin, inkastoo aan la shaacinin magacyadooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts