HomeWararAkhriso:-Wasiir Goodax Barre oo ka noqday hadalkii uu ka sheegay Imtixaanka Puntland

Akhriso:-Wasiir Goodax Barre oo ka noqday hadalkii uu ka sheegay Imtixaanka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa uu sheegay in uu ka xun yahay hadalkii uu ka sheegay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiir Goodax ayaa waxaa looga noqday hadalkii uu ku tilmaamay in Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dowlad Goboleedka Puntland ee shalay ka bilowday deegaanadaaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa uu sheegay in uu ka xun yahay hadalkii uu ka sheegay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiir Goodax ayaa waxaa looga noqday hadalkii uu ku tilmaamay in Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dowlad Goboleedka Puntland ee shalay ka bilowday deegaanadaaas uu fashilmay,isla markaana raali gelin buuxda ka bixiyay hadalkaas.

- Advertisement -

 

Hoos ka Akhriso War-saafadeedka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts