HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay laba heshiis oo la horgeeyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay laba heshiis oo la horgeeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay heshiiskii Baydhabo ee Guddiga Kheyraadka,kaasi oo la hor geeyay Fadhiga Golaha Shacabka. Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay kulankooda 15-aad ee kalfadhiga 5-aad. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa dood ka yeeshay Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah,isla markaana markii dambe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay heshiiskii Baydhabo ee Guddiga Kheyraadka,kaasi oo la hor geeyay Fadhiga Golaha Shacabka.

Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay kulankooda 15-aad ee kalfadhiga 5-aad.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa dood ka yeeshay Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah,isla markaana markii dambe ansixiyay.

141 Xildhibaanada  ayaa ogolaatay in la ansixiyo Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah,waxaana diiday 1 Xildhibaan oo kaliya,iyadoona Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka uu Baarlamaanka hor keenay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts