HomeWararSawirro:-Dib u dhis lagu bilaabay Buundo dhawaan uu Roob burburiyay

Sawirro:-Dib u dhis lagu bilaabay Buundo dhawaan uu Roob burburiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dib u dhis lagu bilaabay Buundadii ku taallay deegaanka Ceel-Gaal ee dhawaan ku burburtay roobab xoogan oo daadad watay oo ka Da’ay halkaasi. Dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa u sheegay in Maamulka Baladweyne, Ganacsatada iyo dadka Deegaanka Ceel-Gaal ay bilaabeen dhismaha Buundada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dib u dhis lagu bilaabay Buundadii ku taallay deegaanka Ceel-Gaal ee dhawaan ku burburtay roobab xoogan oo daadad watay oo ka Da’ay halkaasi.

Dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa u sheegay in Maamulka Baladweyne, Ganacsatada iyo dadka Deegaanka Ceel-Gaal ay bilaabeen dhismaha Buundada deegaanka oo gabi ahaanba burburtay.

- Advertisement -

Inka ka badan konton Gaadiidka Xamuulka ayaa ku xayiran dhinaca Waqooyi ee Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ay u suuro geli weyday in ay usoo gudbaan Gobolka intiisa kale.

Buundadaan ayaa waxaa ay muhiim u tahay isku socodka Gaadiidka ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waana taasi mida keentay in si deg deg ah dhismaheeda uu ku bilowday.

Xiliyada roobabka bilowdaan ayaa waxaa ciriiri noqda wadooyinka Gobolka Hiiraan, waxaana taasi ugu wacan wadooyinka iyo Buundooyinka oo aan in mudo ah helin wax dayac tir ah.

- Advertisement -

Roobabkii ayaa waxaa ay sidoo kale saamayn ku yeesheen dhinaca kale duulimaadkii Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne oo muddo afar maalmood ah wax duulimaad ah ka jirin, bulshadana ay ka baxaan Degmada Dhuusomareeb iyo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts