HomeWararKenya oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa Casriyeynta Awoodda Ciidankooda

Kenya oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa Casriyeynta Awoodda Ciidankooda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Kenya oo ay cabsi dhanka Ammaanka ku hareeraysan yihiin ayaa bilowday inay kordhiyaan  Miisaaniyadda Milliteriga, xilli uu Tartan dhankaHubka ka socdo dalalka ku yaalla Bariga Afrika. Wasaaradda Maaliyadda Kenya ayaa sheegtay inay casriyeynta Difaaca u qoondeeyeen lacag dhan 237 million oo Dollar sannad-maaliyadeedka bilaaban doona bisha July 1-da ee sannadkan 2019-ka. Xildhibaanadda Barlamaanka dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya oo ay cabsi dhanka Ammaanka ku hareeraysan yihiin ayaa bilowday inay kordhiyaan  Miisaaniyadda Milliteriga, xilli uu Tartan dhankaHubka ka socdo dalalka ku yaalla Bariga Afrika.

Wasaaradda Maaliyadda Kenya ayaa sheegtay inay casriyeynta Difaaca u qoondeeyeen lacag dhan 237 million oo Dollar sannad-maaliyadeedka bilaaban doona bisha July 1-da ee sannadkan 2019-ka.

- Advertisement -

Xildhibaanadda Barlamaanka dalkaasi waxay dib-u-eegis ku samaynayaan Miisaaniyadda loogu taalagalay Hawlaha difaaca, kaasi oo muujinaya inuu sare u kacay ilaa 1.09 Billion oo Dollar.

Shabakadda Busines Daily  ayaa qortay in Kharajka ugu badan oo dhan 23.7 Billion oo Shillinka Kenya ayaa la sheegay in lagu soo iibin doono Hubka culus ee Milliteriga dalkaasi, si ay  isaga difaacaan weeraradda joogtada ee Dagaalamayaasha Alshabaab.

Kharajka faraha badan ee ay Dowladda Kenya ku bixinayso Arrimaha Difaaca ayaa waxa uu abuuri karaa inuu sii kordho Taratnak Hubka ee Gobalka, iyadoo Dowladaha Uganda iyo Tanzania kordhiyeen miisaaniyadooda dhanka Milliteriga sabbao la xiriira shaki ku aadan dagaalo ka dhici kara dalalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts