HomeWararFaah faahin:-Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho

Faah faahin:-Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu Darawal Mooto Bajaajle ahaa ku dilay Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa sida wararka aan ku helnay yimid kadib markii askariga iyo Darawal uu muran soo kala dhexgalay,hayeeshee markii dambe uu toogtay,isagoona goobta ku geeriyooday. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in askarigii ka dambeeyay falka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu Darawal Mooto Bajaajle ahaa ku dilay Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa sida wararka aan ku helnay yimid kadib markii askariga iyo Darawal uu muran soo kala dhexgalay,hayeeshee markii dambe uu toogtay,isagoona goobta ku geeriyooday.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in askarigii ka dambeeyay falka dilka ah uu goobta si deg deg ah uga baxsaday,isla markaana waxaa halkaasi Meydka ka qaaday dhalinyaro kale oo goobta ka agdhawaa.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe kusoo badanayay dilalka loo geystay dhalinyarada ku shaqeysatada Mooto Bajaajta,iyadoo dhowr jeer oo horey dilal loo geystay ay ka hadleen Mas’uuliyiinta dowladda oo balan qaaday in askarta ka dambeeysa falalkaas gacanta lagu soo dhigi doono,hayeeshee weli taas aysan dhicin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts