HomeWararDiyaarad lagu soo riday duleedka Tripoli iyo duuliyihii oo gacanta lagu dhigay

Diyaarad lagu soo riday duleedka Tripoli iyo duuliyihii oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciiddanka u daacadda ah Khaliifa Xaftar waxay sheegeen inay soo rideen Diyaarad Dagaal oo ay leedahay Dowladda Liibiya ee ay QM taageerto. Telefishinka Sky News Arabiya ayaa sheegay in Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Miiraaj F 1ED lagu soo riday Deegaanka Al-hir ee Koonfurta Tripoli, waxayna Ciiddanka Khaliifa Xaftar gacanta ku dhigeen Duuliyihii waday Diyaaradaasi, oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka u daacadda ah Khaliifa Xaftar waxay sheegeen inay soo rideen Diyaarad Dagaal oo ay leedahay Dowladda Liibiya ee ay QM taageerto.

Telefishinka Sky News Arabiya ayaa sheegay in Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Miiraaj F 1ED lagu soo riday Deegaanka Al-hir ee Koonfurta Tripoli, waxayna Ciiddanka Khaliifa Xaftar gacanta ku dhigeen Duuliyihii waday Diyaaradaasi, oo ay sheegeen inuu Ajnabi ahaa.

- Advertisement -

Diyaaraddan ayaa la soo riday hal maalin kadib, markii uu Khaliifa Xaftar ku amray ciiddankiisa inay cagta mariyaan ciiddanka Dowladda oo uutilmaamay ciiddamo caddow ah.

Bishii April 4-dii ayey Ciiddanka Khaliifa Xaftar waxay bilaabeen hawlgal ay doonayaan inay ku qabsadaan magaalladda Tripoli o oay ku xooggan yihiin ciiddanka Dowladda ay QM aqoonsan tahay.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxay sheegtay in dagaalladaasi lagu dilay in ka badan 430 qof, halka in ka badan 2,000 lagu dilay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts