HomeWararAkhriso:-Maxaa looga hadlayaa kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Akhriso:-Maxaa looga hadlayaa kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8-da bisha May 2019,ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Badroolka. Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada lagu wargeliyay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8-da bisha May 2019,ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Badroolka.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada lagu wargeliyay in uu jiro kulanka Golaha,isla markaana looga baahan yahay ay soo xaadiraan kulanka.

Fadhigii ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Isniintii la soo dhaafay ayaa waxaa uu u baaqay sababo la xiriira kooram la’aan,waxaana Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Cabdiweli Sheekh Muudey uu 143 xildhibaan ku eedeeyay xil gudasho la’aan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts