HomeWararDab ka kacay Bakhaar hubka lagu Keydiyo oo ku yaalla Mudug

Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu Keydiyo oo ku yaalla Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deegaanka Docol ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saakay waabarigii hore Bakhaar ku yaalla uu ka kacay Dab xoogan. Dabka ayaa waxaa uu ka kacay Bakhaar lagu keediyo Hubka oo ku dhax yaalla Saldhiga deegaanka Docol oo qiyaastii 40-KM u jira Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deegaanka Docol ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saakay waabarigii hore Bakhaar ku yaalla uu ka kacay Dab xoogan.

Dabka ayaa waxaa uu ka kacay Bakhaar lagu keediyo Hubka oo ku dhax yaalla Saldhiga deegaanka Docol oo qiyaastii 40-KM u jira Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ,isla markaana uu weli haatan socdo dabkaas.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay wadaan dadaalo lagu deminayo dabkii saakay ka kacay Bakhaar lagu keediyo Hubka,waxaana uu geystay Khasaaro hantiyadeed.

Sidoo kale Guddoomiyaha deegaanka Docol ayaa waxaa uu sheegay in dabka uu ku dhaawacmay hal ruux oo shacab ah,kaasi oo kamid ah dadka deegaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts