HomeWararWararkii ugu dambeeyay Ciidanka amniga oo toogtay Nin hubeysan oo la dagaalamay

Wararkii ugu dambeeyay Ciidanka amniga oo toogtay Nin hubeysan oo la dagaalamay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir,kadib markii gurigaas uu galay Nin hubeysan. Gelinkii dambe ee galabta ayaa Ninkaas oo ku hubeysnaa Bambooyin uu ku weeraray fariisimo Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Xaafada Furayaasha ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Guri ku yaalla Xaafad ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir,kadib markii gurigaas uu galay Nin hubeysan.

Gelinkii dambe ee galabta ayaa Ninkaas oo ku hubeysnaa Bambooyin uu ku weeraray fariisimo Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Xaafada Furayaasha ee degmadaas,isla markaana ay soo Eryadeen Ciidanka,hayeeshee markii dambe uu galay guri ay leeyihiin Dad shacab ah.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa isku gadaamay guriga uu galay Ninkaas oo ku yaalla Xaafada Cali Kamiin  ee Warta-Nabadda,isagoo la sheegay in dhowr daqiiqo uu dhex dagaalamayay, bambooyina uu ku soo tuurayay Ciidamadii ku hareereysnaa.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ciidanka markii ay dambe Ninka hubeysnaa ay lugta ka tootgeen,iyagoona horey u watay.

Warar qaar ayaa sheegaya in Ciidankii la dagaalamayay ninkaas Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir uu amar ku bixiysay in aan la dilin,balse ay gacanta ku soo dhigaan isaga nool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts