HomeWararSawirro:-Shir looga hadlayo dhibaatooyinka Musuqa oo ka furmay Muqdisho

Sawirro:-Shir looga hadlayo dhibaatooyinka Musuqa oo ka furmay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Cadaaladda  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo qaban qaabisay  shirkaan  dood Cilmiyeedka wada-tashigga ah, kaasi oo looga hadlayey Dhibaatooyinka Masuqa iyo horumarinta hufnaanta Maamulka  Bulshadda, waxaana  ka qeyb galay Xubno ka socday Ururada dhalinyaradda dalka ka jira iyo xubno ka socday jaamcadaha. Shirkaan ayaa socon doona muddo labo maalin ah, iyadoo diiradda  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Cadaaladda  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo qaban qaabisay  shirkaan  dood Cilmiyeedka wada-tashigga ah, kaasi oo looga hadlayey Dhibaatooyinka Masuqa iyo horumarinta hufnaanta Maamulka  Bulshadda, waxaana  ka qeyb galay Xubno ka socday Ururada dhalinyaradda dalka ka jira iyo xubno ka socday jaamcadaha.

Shirkaan ayaa socon doona muddo labo maalin ah, iyadoo diiradda  lagu saari doono dhibatooyinka Musuqa  uu ku hayo bulshadda iyo sida looga hor-tagi karo .

- Advertisement -

Dr Ismaaciil Jimcaale Calisoow Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaalada XFS ayaa sharaxay dhibatooyinka Masuq iyo sida dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan ka hor-tadga Masuqa.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji   oo daah-furay shirkaasi ayaa sheegay in dalka mustaqbalkiisa uu gacanta ugu jiro dhalinyaradda, taasina looga baahan yahay in aragtiyo wanaagsan ay ka soo saaraan shirkaaan.

Shirkaan ayaa maalinta berri ah lagu soo gabo-gabeyn doona magaaladda Muqdisho,  iyaddoo laga soo saari doono qodobo ku saabsan  horumarinta hufnaanta Bulshadda iyo ka hor-tagga masuqa.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts