HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo Guddi u saartay Falalka Kufsiga ee ka dhacay deegaanadeeda

Dhageyso:-Puntland oo Guddi u saartay Falalka Kufsiga ee ka dhacay deegaanadeeda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqan gaar ahaan dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay Arrimaha falka kufsiga ah ee kusoo badanaya deegaanada Puntland. Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu sheegay in maamulkiisa uu guddi baaris dhab ah u saaray halka laga soo abaabulo falalka kufsiga ah ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqan gaar ahaan dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay Arrimaha falka kufsiga ah ee kusoo badanaya deegaanada Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu sheegay in maamulkiisa uu guddi baaris dhab ah u saaray halka laga soo abaabulo falalka kufsiga ah ee ka dhaca deegaanada Puntland,isla markaana lagula kaco gabdhaha yar yar ee kunool Puntland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in falalka noocaas oo kale uu yahay kuwo aad fool xun,isagoo Carabka ku adkeeyay in Puntland ay ka hortigi doono cida soo abaaabusha,wuxuu xusay in ciqaab adeg laga qaadi doono.

Ugu dambeyntii,Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tilmaamay in falalkii kusfiga ahaa ee horey uga dhacay deegaanada Puntland loo haayo dad,isla markaana qaarkood loo gudbiyay Maxkamad si sharciga loo marsiiyo.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts