HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Hirshabeelle oo Hanjabaad u diray dowladda Soomaaliya

Dhageyso:-Maamulka Hirshabeelle oo Hanjabaad u diray dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Hirshabeelle ka kamid ah Maamul Goboleedyada dalka ka jira ayaa Maanta hadal u muuqday hanjabaad u diray dowladda Federaalka Soomaaliya. Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Hirshabeelle oo Wareysi siiyay TV-ga Universal ee Afka Soomaaliga ku baxa ayaa waxa uu marka hore ka hadlay Shirkii looga hadlaayay arrimaha gargaarka deg deg ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Hirshabeelle ka kamid ah Maamul Goboleedyada dalka ka jira ayaa Maanta hadal u muuqday hanjabaad u diray dowladda Federaalka Soomaaliya.

Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Hirshabeelle oo Wareysi siiyay TV-ga Universal ee Afka Soomaaliga ku baxa ayaa waxa uu marka hore ka hadlay Shirkii looga hadlaayay arrimaha gargaarka deg deg ah oo shalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Wasiir Cadow in dowladda Soomaaliya ay dagaal ba’an ku heyso dowlad Goboleedka Hirshabeelle,isla markaana ay eexasho Cad ka sameeysay Hirshabeelle,taasi oo ula jeeday in dowladda lacago ay siisay maamulada kale ee dalka ka jira looga eexday.

Sidoo kale waxa uu ku hanjabay Wasiirka in Maamulka Hirshabeelle ay furan doonaan Dekadda Ceelmacaan iyo Garoonka Diyaaradaha Cisaley’,isla markaana Ciidamo ay dhigi doonaan  Xuduuda Gobolka Banadir iyo maamulka Hirshabeelle.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamed Cadow ayaa waxa uu kusoo aadaya,kadib markii shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii looga hadlaayay arrimaga Gargaarka deg deg ah oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya,kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Madaxda wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlada goboleed,waxaana qodobadii kasoo baxay Shirkaas si cad u qaadacay maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka  Madaxtooyadda Hirshabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts