HomeWararSawirro:-Shir Maanta ka furmay Magaalada Garoowe

Sawirro:-Shir Maanta ka furmay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Maalinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8 Bisha April 2019,waxaa ka furmay Shirka shanaad ee Golayaasha xeer dajinta.

Shirkan ayaa ah mid sanadkiiba mar la qabto kaas oo ay yeeshaan Golayaasha xeer dajinta heer federaal iyo heer dowlad Goboleed.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale shirka ka qeyb galaya xildhibaanada heer federaal iyo heer dowlad goboleed iyo masuuliyiin kale.

Wafdi horudhac ah oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Puntland.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maalinta beri ah tagaya Magaalada Garoowe si ay Golaha Shacabka ugu matalaan shirkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories