HomeWararNin ku hanjabay inuu dili doono Ilhaan Cumar oo la soo Maxkamadeeyey

Nin ku hanjabay inuu dili doono Ilhaan Cumar oo la soo Maxkamadeeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Patrick Carlineo Junior, kuna nool Galbedka magaalladda New York ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, oo ku goodiyey inuu dili doono Xildhibaanad IIlhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska dalkaasi. Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen in Eedeysanahaasi la xiray, kadib, markii uu bishii hore Telefoon cabsi-gelin u diray Xafiiska Ilhaan Cumar ku leedahay magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Patrick Carlineo Junior, kuna nool Galbedka magaalladda New York ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, oo ku goodiyey inuu dili doono Xildhibaanad IIlhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska dalkaasi.

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen in Eedeysanahaasi la xiray, kadib, markii uu bishii hore Telefoon cabsi-gelin u diray Xafiiska Ilhaan Cumar ku leedahay magaalladda Washington.

- Advertisement -

Qoraal ay Hay’adda Dembi-baarista Federalka Maraykanka ee FBI-da  waxay ku sheegeen inuu Eedeysanaha iyada ugu yeeray “Argagixiso” iyo inuu ku cabsi geliyey inuu toogan doono.

FBI-da waxay kaloo sheegeen inuu Eedeysanaha xanaaq ka muuqday muddadii uu ku jiray Wicitaanka Telefoonka, iyo isagoo si sax ah u hingaadiyey magaciisa iyo isagoo bixiyey warbixinta Cinwaankiisa lagala soo xiriiri karo.

Eedeysanaha waxa uu u sheegay FBI-da inuu yahay Waddani jecel Madaxweynaha iyo inuu neceb yahay waxa uu ugu yeeray Xag-jirayaal Muslim ah oo ka tirsan Dowladda Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts