HomeWararKulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Khilaaf ka taagan Cod loo qaaday...

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Khilaaf ka taagan Cod loo qaaday Warbaahinta

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa Goordhow si rasmi ah u furmay Kulanka 3-aad Kalfadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa xaadirtay 164 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiiradda amniga iyo Gaashaandhiga ayaa ku sugan hoolka Xarunta Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow si rasmi ah u furmay Kulanka 3-aad Kalfadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa xaadirtay 164 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiiradda amniga iyo Gaashaandhiga ayaa ku sugan hoolka Xarunta Golaha Shacabka iyo Taliyaasha Ciidamada Xoogga, Booliiska iyo Asluubta .

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka.

- Advertisement -

Dhinaca kale Xildhibaanada ayaa Cod gacan taag ah u qaaday in Warbaahinta ay goobjoog ka noqoto kulanka Maanta ee looga hadlaayo xaalada amniga dalka,waxaana u codeysay in Saxaafada kulanka ay dib joog ka noqoto104 xildhibaan,halka ay diideen 42 xildhibaan oo kaliya.

Wariyaasha Warbaahinta Dalsan ee ku sugan hoolka Baarlamaanka ayaa soo sheegaya in khilaaf uu ka dhashay codkii loo qaaday warbaahinta ee ahaa in dibad joog ay ka noqoto kulanka,hayeeshee uu weli khilaaf ka taagan yahay arrintaas.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts