HomeWararDEG DEG:-Kulankii Golaha Shacabka oo Baaqday,kadib Khilaaf hareeyay

DEG DEG:-Kulankii Golaha Shacabka oo Baaqday,kadib Khilaaf hareeyay

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu baaqday kulankii Maanta ee Golaha Shacabka .

Sababta uu kulanka u baaqday ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay khilaaf ka dhashay Codkii loo qaaday warbaahinta,isla markaana xildhibaanada ay laba garab kala noqdeen

- Advertisement -

104 Xildhibaan ayaa u codeysay in warbaahinta laga saaro kulankii Maanta ee looga hadlaayay xaalada amniga ee dalka,waxaana diiday 42 xildhibaan oo kaliya,sidaasina uu khilaaf xoogan ku dhashay.

Wasiiradda amniga iyo Gaashaandhiga ayaa ku sugnaa hoolka Xarunta Golaha Shacabka iyo Taliyaasha Ciidamada Xoogga, Booliiska iyo Asluubta.

Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa ka doodista amniga Qaranka,hayeeshee waa uu baaqaday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories