HomeWararCiidamada dowladda oo Alshabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobalka J/hoose

Ciidamada dowladda oo Alshabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobalka J/hoose

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee hoos taga degmadda Jamaamme. Aroortii hore ciidanka waxaa ay dagaal kula wareegeen tuulada malayley oo kaabiga ku haysa degmadda Jamaamme ee gobolka Jubbada Hoose. Goobta lala wareegay waxaa ay xarun muhiim ah Al-Shabaab, […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee hoos taga degmadda Jamaamme.

Aroortii hore ciidanka waxaa ay dagaal kula wareegeen tuulada malayley oo kaabiga ku haysa degmadda Jamaamme ee gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Goobta lala wareegay waxaa ay xarun muhiim ah Al-Shabaab, ayadoo la rumeysan yahay in ay ku hagaajin jireen walxaha Qarxa sida Miinoyinka wadadada la dhigo oo ay dadka shacabka ku dhibaateeyaan.

Ciidamada dowladda ayaa Weli wax wadaan howlgalo iyaga oo arortii hore ee saakay Alshabaab kala wareegay deegaano muhiim ah oo ay ku xooganaayeen isla markaana hoostaga degmada Jamaame.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories