HomeWararDowladda Shiinaha oo Maraakiib Dagaal u soo dirtay Xeebaha Somalia

Dowladda Shiinaha oo Maraakiib Dagaal u soo dirtay Xeebaha Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dhowr Markab Dagaal oo ay Shiinaha soo dirtay ayaa waxa uu maanta ka soo shiraacday Deked Millitei oo ku taalla dalka dalkaasi, sida lagu shaaciyey barta ay Ciiddanka Xorreynta Shiinaha ee PLA ku soo qoreen barta ay ku leeyihiin Shabakadda WeChat Maraakiibtaasi oo ku soo wajahan Gacanka Cadmeed iyo Xeebaha Somalia oo ka kooban 3 […]

- Advertisement -

Dhowr Markab Dagaal oo ay Shiinaha soo dirtay ayaa waxa uu maanta ka soo shiraacday Deked Millitei oo ku taalla dalka dalkaasi, sida lagu shaaciyey barta ay Ciiddanka Xorreynta Shiinaha ee PLA ku soo qoreen barta ay ku leeyihiin Shabakadda WeChat

Maraakiibtaasi oo ku soo wajahan Gacanka Cadmeed iyo Xeebaha Somalia oo ka kooban 3 Markab ayaa waxay kala yihiin Markab nooca wax burburiya, Mid Sahayda qaada iyo Markab ay ku rakiban yihiin Gantaallo.

- Advertisement -

Waana marki iugu horreysay ee ay Ciiddanka Shiinaha u soo diraan Markabka ay ku rakiban yihiin Gantaalladda la hago ee wax burburiya qeyb ka noqdo Hawlgalka ay ka wadaan Xeebaha Somalia.

Maraakiibta Dagaalka ee ay Shiinaha u soo direen Gacanka Cadmeed iyo Badda Somalia ayaa la shegay inay hawshoodu tahay inay gelbiyaan Maraakiibta Ganacsiga iyo kuwa Samafalka ee QM u kireysan, si ay Shixnadaha Gargaarka u soo gaarsiiyaan dalka Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories