HomeWararFaah faahin:-Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaro ka dhashay

Faah faahin:-Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa ay faah faahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarax oo Caawa ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banadir. Qaraxa ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Albaabka Dugsiga tababarka Ciidanka Soomaaliya ee Genaraal Kaahiye oo ku yaalla Degmada Xamar Jajab,waxaana qaraxaas ka dhashay khasaaro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa ay faah faahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarax oo Caawa ka dhacay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banadir.

Qaraxa ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Albaabka Dugsiga tababarka Ciidanka Soomaaliya ee Genaraal Kaahiye oo ku yaalla Degmada Xamar Jajab,waxaana qaraxaas ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku yaallo guryo ka sameeysan Cooshado,iyadoo ay degan yihiin dad shacab ah,waxaana sidoo kale halkaas ay tahay meel si weyn loo adkeeyo amnigeeda.

Qiiq iyo uuro ayaa cirka isku shareerartay,taasi oo laga arkaayay degmooyinka Gobolka Banaadir,waxaana Qarax uu ahaa mid jugtiisa si weyn Caawa looga maqlay Magaalada oo dhan.

Khasaaro hordhac ah oo aan helnay ayaa sheegaya in dhaawaca uu gaaro ilaa iyo 8 ruux,halka weli aan si rasmi ah loo shaacin dhimashida,waxaana goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg deg ah,kuwaasi oo weli daabulaya dadii ku waxyeeloobay qaraxaas.

- Advertisement -

Ciidamo ka titsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa isku gadaamay goobta uu qaraxa ka dhacay,kuwaasi oo xiray wadooyinka soo galaya iyo kuwa kabaxa halkaas.

Qaraxaan Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kusoo aadayaa iyadoo amniga Magaalada aad loo adkeeyay ayna xiran yihiin Wadooyinka qaar ee Magaalada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts