HomeBarnaamijyadaDhageyso:- Qeybta 3-aad Barnaamijka tusmada guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Dhageyso:- Qeybta 3-aad Barnaamijka tusmada guusha Ee Radio Dalsan Iyo BBC-Media Action

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah. Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm. Barnaamijkan waxaa iska kaashanaya Hayadda BBC Media Action […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Tusmada Guusha waa Barnaamij Cusub oo aynu diiradda ku saareyno dhiiragelinta haweenka ee dhinaca ganacsiyada yar-yar iyo kuwo doonaya iney kusoo biiraan ganacsiga Barnaamijka ayaa noqonaya mid todabaadle ah.

Waxaad ka dhageysan doontaan Radio Dalsan maalinta Khamiista 02:30PM Duhurnimo Si rogaal Celis ah  BarnaamijkaTusmada Guusha waxad dhageysan kartaan Habeenimada Sabtida 08:30Pm.

- Advertisement -

Barnaamijkan waxaa iska kaashanaya Hayadda BBC Media Action iyo Radio Dalsan.

arnaamijka waxaa si wadajir ah u soo gudbinaya wariyaasheena kala ah Xasan Salaad Xasan Laki iyo Farxiya Maxamed Xuseen Muraad.

Farsamadii:-  Maxamed Xuseen Maxamed {Xusni}

- Advertisement -

Aragtidiina Barnaamijkan waxaad inoogu reebi kartaan halkan ama inoogu soo dir fariinta Gaaban ee 434

Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts