HomeWararWararkii ugu dambeeyay Qarixii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Qarixii Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho,kaas oo geystay khasaaro kala duwan. Qaraxaan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Albaabka dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Genaraal Kaahiye,waxaan halkaas ay tahay meel si weyn loo ilaaliyo oo ay ku sugan Ciidamo badan oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho,kaas oo geystay khasaaro kala duwan.

Qaraxaan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Albaabka dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee Genaraal Kaahiye,waxaan halkaas ay tahay meel si weyn loo ilaaliyo oo ay ku sugan Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda.

- Advertisement -

Qiiq iyo uuro ayaa cirka isku shareerartay,taasi oo laga arkaayay degmooyinka Gobolka Banaadir,waxaana Qarax uu ahaa mid jugtiisa si weyn Caawa looga maqlay Magaalada oo dhan.

Ugu yaraan hal ruux ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay qaraxaas,waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10 ruux,iyadoo xiligaas goobta ay ku sugnaayeen dad badan sida la sheegay.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha internet-ka Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Mas’uuliyada qaraxa Caawa,iyagoona sheegay inay la beegsadeen meel isku imaatin ah oo ay fariisan jireen Saraakiisha Ciidamada Police-ka iyo kuwa amniga.

- Advertisement -

Qaraxaan Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan dugsiga tababarka ee Genaraal Kaahiye ayaa waxa uu kusoo aadayaa iyadoo amniga Magaalada aad loo adkeeyay,isla markaana ay  xiran yihiin Wadooyinka qaar ee Magaalada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts