HomeWararDEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay afaahfaka hore ee Iskuul Buluusiya ee Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo gaari,isla markaana uu ku qarxay afaafka hore ee Iskuul Buluusiya ee Muqdisho,waxaana kasoo baxaya warara kala duwan

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in Qarax la maqlay rasaas xoogan ay rideen Ciidamada dowlada oo xiligaas ku sugnaa halkaasi.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa daqiiqado kahor gaaray halkaasi,waxaana ay ay xireen aaga uu Qarax ka dhacay,weli lama oga khasaaraha uu geystay qaraxaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories