HomeWararDad ku dhintay Kaawo kusoo Duntay Degmada Kaaraan

Dad ku dhintay Kaawo kusoo Duntay Degmada Kaaraan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta ay ku soo duntay Goob Kaawa laga qodaayay qaar ka mid ah dadkii Kaawadaas ka Shaqeynayay. Falkaan ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka keeysaneey ee Duleedka degmada Kaaraan  xili ay socotay Qodista Kaawada, waxaana la […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta ay ku soo duntay Goob Kaawa laga qodaayay qaar ka mid ah dadkii Kaawadaas ka Shaqeynayay.

Falkaan ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka keeysaneey ee Duleedka degmada Kaaraan  xili ay socotay Qodista Kaawada, waxaana la sheegay inay kaawadaas ku geeriyoodeen saddex qof oo ka Shaqeynayay,isla markaana ilaa iyo hada kaawada ay ku hoos jiraan dadkii halkaas ku dhintay oo aan weli laga soo saarin.

- Advertisement -

Dadka deegaanka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa la sheegayaa inay wadaan dadaalo lagu soo bixinayo dadkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories