HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Maanta furaya Kal-fadhiga 5-aad ee Aqalka Sare

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta furaya Kal-fadhiga 5-aad ee Aqalka Sare

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu si rasmi ah u furo Kal-fadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kal-fadhiga 5-aad ee Aqalka sare ee dalka  ayaa waxaa lagu waday in uu furmo 16-ka Bishii maarso ee sanadkan ,hayeeshee waxaa ku yimid dib u dhac ,balse Maanta ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu si rasmi ah u furo Kal-fadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kal-fadhiga 5-aad ee Aqalka sare ee dalka  ayaa waxaa lagu waday in uu furmo 16-ka Bishii maarso ee sanadkan ,hayeeshee waxaa ku yimid dib u dhac ,balse Maanta ayaa lagu wadaa in uu furmo.

- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ee dalka ayaa muddooyinkii dambe fasax ku jiray,waxaana ay galeen markii uu xirmay kalfadhigii 4-aad ee lasoo dhaafay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneeysa ka jeedin doono Munaasabadda Furitaanka,waxaana ka qeyb geli doona Madax kale oo ka tirsan dowladda.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayay aheyd markii Madaxweynaha Soomaaliya uu si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana labada Baarlamaan haatan ka dhex jira Khilaaf.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts