HomeWararKulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo baaqday iyo Sababta oo la shaaciyay

Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo baaqday iyo Sababta oo la shaaciyay

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu waday in Magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan kulankadii labaad ee Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha,hayeeshee waa uu baaqday.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa saakay lagu wargeliyay in kulankii Maanta oo isniin ah ee loo balansanaa in uu baaqday,isla markaana uu u baaqay sababo xaqiijin guntin (kooram) Awgeed.

- Advertisement -

Waa kulankii labaad ee todobaadkan ay yeelan lahayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka oo baaqdo tan iyo markii uu Madaxweyne Farmaajo Arbacadii la soo dhaafay uu si rasmi ah u furay Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Ajendaha kulankii  Maanta ayaa ahaa labo qodob oo kala ah.

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

- Advertisement -

Warbixinta guddiga dib u eegista dastuurka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories