HomeWararAkhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxa uu yahay kulankii labaad ee Kal-fadhiga 5-aad,waxaana kooram u baaqday sabtidii lasoo dhaafay kulankii Koowaad ee fadhiga. Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si weyn uga horyimid Ajendaha kulankii baaqday ee ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy ayaa Maanta waxa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxa uu yahay kulankii labaad ee Kal-fadhiga 5-aad,waxaana kooram u baaqday sabtidii lasoo dhaafay kulankii Koowaad ee fadhiga.

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa si weyn uga horyimid Ajendaha kulankii baaqday ee ahaa in waxbixin laga dhageysto Guddig dib u eegista Dastuurka,iyagoo Mooshin ka dhan ah Ajendahaas u gudbiyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya lagu wargeliyay inuu jiro kulan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da bisha April ee 2019,isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan kulankaas.

Ajendaha kulanka ayaa ah labo qodob oo kala ah.

- Advertisement -

1. Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

2. Warbixinta guddiga dib u eegista dastuurka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts