HomeWararDowladda Federalka oo sheegtay inuusan wax xiriir Diplomaasiyadeed dhex mari karin Israel

Dowladda Federalka oo sheegtay inuusan wax xiriir Diplomaasiyadeed dhex mari karin Israel

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyadda Somalia, C/nuur Maxamed Axmed ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraal uu Agaasimihii shaqada laga cayriyey ee Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia, C/llaahi Dool ku sheegay inaysan dhibaato lahayn haddii Xiriir Diplomaasiyadeed lala yeesho Israel.

Afhayeenka Madaxtooyadda oo qoraal soo dhigay Bartiisa Twitterka ayaa u qornayd sidatan:

- Advertisement -

#Israel inta ay dhul dad #Muslimiin ah iyo magaalo barakeysan xoog ku haysato iyo inta ay xabsiga dusha ka furan ku hayso reer #Falastiin wax xiriir ah nama dhex mari karo, qof walba oo fikirkaas qabana kama shaqeyn karo, umana shaqeyn karo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories