HomeMaqalDhageyso:-Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyada 2019 + Sawirro

Dhageyso:-Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyada 2019 + Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa Shir Deg-Deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen . Golaha Wasiirada ayaa Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxana lagu Ansixiyay gacantaak, waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa Shir Deg-Deg ah ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaana shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .

Golaha Wasiirada ayaa Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxana lagu Ansixiyay gacantaak, waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka.

Ugaas Xasan Abdi Maxamed oo ah Wasiirka Warfafinta KGS ayaa Faafahin ka Bixiyay Qodobada looga hadley Shirka Golaha Wasiirada Maanta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts