HomeWararDEG DEG:-Qarax duleedka Muqdisho lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

DEG DEG:-Qarax duleedka Muqdisho lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay Koontaroolka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa nooca miinada dhulka aaso,isla markaana Ciidamada AMISOM lagula eegtay xili ay socdaal ku marayeen halkaasi,waxaana kasoo baxaya warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay Koontaroolka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa nooca miinada dhulka aaso,isla markaana Ciidamada AMISOM lagula eegtay xili ay socdaal ku marayeen halkaasi,waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ah la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in qaraxa jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Nawaaxiga uu qaraxa ka dhacay,waxaana intaas ka dib Ciidamada AMISOM ay fureen rasaas xoogan.

Weli si rasmi ah looma oga Khasaaaraha ka dhashay qaraxaas Caawa ka dhacay eegtay Koontaroolka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho,iyadoona halkaas baaritaano kala duwan ay ka wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gaaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts