HomeWararDowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidamada amniga ayaa howlgal si wanaagsan loo diyaariyay ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose. Hawlgalka oo dhacay habeenimadii 30-ka March ayaa lagu soo qabtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo Ciidamadu ay doon doonayeen. Ma jirto waxyeelo kasoo gaartay ciidamada iyo shacabka toona inta uu socday howlgalka laga fuliyay deegaanka Awdhiigle ee […]

- Advertisement -

Ciidamada amniga ayaa howlgal si wanaagsan loo diyaariyay ka fuliyay deegaanka Awdheegle oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose.

Hawlgalka oo dhacay habeenimadii 30-ka March ayaa lagu soo qabtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo Ciidamadu ay doon doonayeen.

- Advertisement -

Ma jirto waxyeelo kasoo gaartay ciidamada iyo shacabka toona inta uu socday howlgalka laga fuliyay deegaanka Awdhiigle ee Goobolkaasi.

Hawlgalkan ayaa dhacay 24-saac ka dib markii Ciidamadu ay hawlgalkaan mid la mid ah ku burburiyeen saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories