HomeWararSawirro:-Rw Kheyre oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Sawirro:-Rw Kheyre oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeyay ciidamo ku jira mid ka mid ah xeryahay lagu taba-baro Ciidanka xooga kuwaas oo loo diyaariyay howlgal ka dhan ah Alshabaab. Kormeerka Ra’iisul-wasaaruhu uu ku tegay xerada xerada Ciidanka ee Gen: Gorod waxaa ku whlinayay taliyaha Ciidanka Dhulka iyo saraakiil kale oo ka tirsan milatariga […]

- Advertisement -

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeyay ciidamo ku jira mid ka mid ah xeryahay lagu taba-baro Ciidanka xooga kuwaas oo loo diyaariyay howlgal ka dhan ah Alshabaab.

Kormeerka Ra’iisul-wasaaruhu uu ku tegay xerada xerada Ciidanka ee Gen: Gorod waxaa ku whlinayay taliyaha Ciidanka Dhulka iyo saraakiil kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay ciidamada in loo diyaariyay sidii Alshabaab ay ay uga saari lahaayeen deegaanada ay ka maamulaan dalka waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay ka dhabeeyaan go’aanka ay ku doorteen in ay naftooda u huraan dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories