HomeWararDowldda Somalia oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaalkii Alshabab u...

Dowldda Somalia oo sheegtay in uu isku soo dhiibay Sarkaalkii Alshabab u qaabilsanaa Sh/hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in u isku soo dhiibay wakiilkii Alshabaab u qaabilsanaa gobalka Shabeellaha hoose. Dowladda Somalia ayaa sheegtay in Amiirkii Alshabaab ee gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Maxamed Bitow iyo mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ahaa oo lagu magacaabo Aadan Geedow oo loo yaqaannay Aadan Dheere […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in u isku soo dhiibay wakiilkii Alshabaab u qaabilsanaa gobalka Shabeellaha hoose.

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in Amiirkii Alshabaab ee gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Maxamed Bitow iyo mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ahaa oo lagu magacaabo Aadan Geedow oo loo yaqaannay Aadan Dheere in ay  isku dhiibeen Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan guutada 14-ka October ee ka howlgasha deegaano ka tirsan Sh/hoose.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsanaa Alshabaab ayaa sidaan oo kale horay iskugu soo dhiibay Ciidanka dowladda fedraalka ee Somalia eek u kala sugan qaar ka mid ah gobalada dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts