HomeWararKulan deg deg ah oo Muqdisho uga socda Golaha Wasiirada

Kulan deg deg ah oo Muqdisho uga socda Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Warar ay heleyso Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in haatan uu Kulan deg deg ah Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya uu uga socda Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa Xaadda amniga ee Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii dambe ay ka dhaceeyn qaraxyo iyo dilal qorsheysan,waxaana goobjoog ka ah inta badan Golaha […]

- Advertisement -

Warar ay heleyso Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in haatan uu Kulan deg deg ah Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya uu uga socda Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa Xaadda amniga ee Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii dambe ay ka dhaceeyn qaraxyo iyo dilal qorsheysan,waxaana goobjoog ka ah inta badan Golaha Wasiiradda Xukuumadda.

- Advertisement -

Warar hoose aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in kulanka sidoo kale looga hadlo sidii wax looga qaban lahaa xaalada amniga ee dalka,waxaana shir Guddoomiyaha Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheryre.

Kulankaan ayaa waxaa kusoo aadayaa iyadoo todobobaadkii ugu dambeeyay amniga Magaalada Muqdisho uu ahaa mid faraha ka baxay,isla markaana aad loo dhaliilay amniga Caasimadda.

Dhinaca kale kulankan ayaa waxaa uu daba socdaa Kulankii Maanta baaqday ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baatrlamaanka Soomaaliya,isla markaana qaar kamida Xildhibaanada ay digniin adeg u direen Xukuumadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories