HomeWararAmaanka Magaalada Boosaaso oo la adkeeyay iyo Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan

Amaanka Magaalada Boosaaso oo la adkeeyay iyo Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Amaanka magaalada Boosaaso ee gobala Bari ayaa maanta si weyn loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa goobaha muhiimka ah ee magaalada ciidamo gaaf wareegaya kuwaas oo xaqiijinaya amniga.

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Dani ayaa maanta ku wajahan magaalada Boosaaso isaga oo safar dhulka ah ku tegaya,ujeedada safarkiisa ayaa qeyb ka ah safaro horal loo qor sheeyay kuwaas oo uu ku tegayo magaalooyinka muhiimka ah.

- Advertisement -

Safarka Madaxweynaha Puntland ee Boosaaso waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo falal amni daro ay ka dhaceen gudaha magaalada oo ay ka mid ahaayeen dilal loo geystay Salaadiin iyo dad kale oo caan ka ahaa Boosaaso.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories