HomeWararDhageyso:-Dowladda Somalia oo lagu eedeeyey dagaal beeleedyada ka dhacay deegaano ka tirsan...

Dhageyso:-Dowladda Somalia oo lagu eedeeyey dagaal beeleedyada ka dhacay deegaano ka tirsan Gal-gaduud

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wax garad iyo aqoonyahano kulan ku yeeshay magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobalka Galgaduud ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo muddooyinkaan dambe ka soo cusboonaanyay deegaano ka tirsan gobalka. Dhinacayada dirirtu dhex martay ayaa loo njeediyay in ay qaataan talooyinka nabadeed ee ka imaanaya duqowda dhaqanka,dhinaca kalana waxaa dagaaladaas dusha laga saaray dowladda laguna eedeeyey in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wax garad iyo aqoonyahano kulan ku yeeshay magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobalka Galgaduud ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo muddooyinkaan dambe ka soo cusboonaanyay deegaano ka tirsan gobalka.

Dhinacayada dirirtu dhex martay ayaa loo njeediyay in ay qaataan talooyinka nabadeed ee ka imaanaya duqowda dhaqanka,dhinaca kalana waxaa dagaaladaas dusha laga saaray dowladda laguna eedeeyey in ay masuul ka tahay.

- Advertisement -

Dhawaan ayay aheyd markii deegaanka Xeraalle ee gobalka Gal-gaduud ay ku dagaalameen laba beelood oo wlalaha kuwaas oo loo jeedinayay in ay qaataan nabadda sidoo kalana la iskugu yimaado miiska wadahadalka si loo xaliyo dhibta ka dhex jirta.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts