HomeWararShiiq Yuusuf Ceynte oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Shiiq Yuusuf Ceynte oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Shiiq Yuusuf Cli Ceynte oo ka mid ah Culimada sida weyn looga yaqaan magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay maqaayad ku taal wadada Maka-Almukarama taas oo ay ku dhinteen dad ka badan 10-qof halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen.

Shiiq Yuusuf Cali Ceynte ayaa ah gudoomiyaha Majmaca culimada Soomaaliyeed waxaana la sheegay in dhaawac soo garay loo geeyay mid ka mid ah isbitaalada ku yaal magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,masuuliyiinta hay’adaha amniguna faah-faahin kama bixin khasaaraha ka dhashay qaraxaas gaari.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories