HomeWararShaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo ku geeriyooday qarixii Maanta

Shaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo ku geeriyooday qarixii Maanta

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxii Maanta ka dhacay Maqaayad ku taalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la dhigay Mayaalada lagu magacaabo Filsan oo ku taalla meel ku dhow Hoteelka Wehliye ayaa qarxay,iyadoo xiligaas ay goobta ay aheyd mid aad u mashquul badan, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay qaraxaas,halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen,waxaana dadka dhaawacmay ku jiray Sheekh Yuusuf Cali Ceynta oo ah Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed .

Sidoo kale waxaa qaraxaasi ku dhintay Shaqaalle ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya,kaasi oo lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cawil Yuusuf Xasan.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha internet-ka Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Mas’uuliyadda qaraxaas,iyagoona sheegay in ay ku dileen saraakiil iyo Howlwadeenno ka tirsan dowladda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories