HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo Magacaabis sameeyay

Akhriso:-Madaxweyne Muuse Biixi oo xilka qaadis iyo Magacaabis sameeyay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa xilkii looga qaaday Taliyihii Ciidamada Asluubta Somaliland,iyadoona Taliye cusub lagu magacaabay.

Sarreeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee  Ciidamada Asluubta Somaliland,kaasi oo bedelaya General Maxamed Cismaan Xudhuu oo ahaa Taliyihii Ciidamadaas.

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u mahadceliyay General Maxamed Xudhuu,isla markaana ku amaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay intii uu xilka haayay.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories