HomeWararSawirro:-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somalia oo gaaray Magaalada Kampala si ay uga...

Sawirro:-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somalia oo gaaray Magaalada Kampala si ay uga qeyb galaan Shir looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wafdi wasiiro ah oo gaaray magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda si ay uga qayb galaan shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga kaas oo ay soo abaabushay urur goboleedka IGAD.

Wafdiga wasiirada ah ayaa waxaa ka mid ah wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Axmed Khayr iyo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Mudane Xamse Saciid Xamse, sidoo kale waxaa ka mid ah wafdigan agaasimayaal ka socda wasaaradaha kala duwan ee dowladaha ku bahoobay ururka IGAD.

- Advertisement -

Qaxooti badan oo Soomaali ah ayaa ku nool dalalka deriska sida Ugandha,Kenya iyo dalal kale kuwaas oo u baahan daryeel iyada oo qaarkood ay u baahanyihiin in ay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories