HomeWararSawirro:- Wasiirka Arrimaha gudaha oo Muqdisho kula kulmay Safiirada Beesha Caalamka

Sawirro:- Wasiirka Arrimaha gudaha oo Muqdisho kula kulmay Safiirada Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Eng Cabdi Maxamed Sabriye oo ay Wehliyaan Lataliyaa ka Tirsan Wasaaradda iyo xafiiska Risulwasaraha ayaa kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub Ee Somaliya . waxeyna kala hadleen sidii Siyaasadda Hanaanka Dhab-u-heshiisiinta Qaran oo Golaha Wasiiradda ay ansixiyeen aadna loogu bogaadiyay Wasaaradda iyo Xukuumadda “ujeedkeena waxa uu ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedeaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Eng Cabdi Maxamed Sabriye oo ay Wehliyaan Lataliyaa ka Tirsan Wasaaradda iyo xafiiska Risulwasaraha ayaa kulan la qaatay Safiirada Midowga yurub Ee Somaliya . waxeyna kala hadleen sidii
Siyaasadda Hanaanka Dhab-u-heshiisiinta Qaran oo Golaha Wasiiradda ay ansixiyeen aadna loogu bogaadiyay Wasaaradda iyo Xukuumadda
“ujeedkeena waxa uu ahaa in ay nala arkaan Siyaasaddaas oo soo gabagabowday in ay nagala shaqeeyan hirgilinta hanaankaan iyo oo qorshaha wasarada yahay in loo daadajiyo heer Maamul Goboleed Degmo Tuulo waxayna balan-qaadeen in ay qeyb lexaadleh ka qaateen hergalinteeda ”
Ayuu Yiri Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Cabdi Maxamuud Sabriye oo Warbaahinta la hadlay
Waxaa kaloo laga Wada hadlay Sidii loo dadajin lahaa Mashaariicda Hormarinteed ee Midowga yurub ay ka fulinayaan mamul Gobaleedyada Dalka gaar ahaan kuwa Soo koraya Si Dadka deegaanka Mashaariicdaas ay ugu faa’iideystaan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts